Milatariga Soomaaliya oo soo bandhigay Kabalyeeri ku biiray Al Shabaab oo ka dagaallamay…

Ciidanka xoogga Soomaaliyeed gaar ahaan taliska guutada 8-aad ee qeybta 60-aad ayaa magaaladda Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed kusoo bandhigay dagaalyahan kasoo goostay kooxda Al Shabaab. Cali Boorow Macalim Mursal oo looyaqaano ( Cabdi qani Digir iyo ilkacase ) ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga ee jooga Baydhabo, kaddib markii uu kasoo … Continue reading Milatariga Soomaaliya oo soo bandhigay Kabalyeeri ku biiray Al Shabaab oo ka dagaallamay…